Home ๐ŸŽฌ Bollywood ๐ŸŽต Pakistani ๐ŸŽค English Pop

Wadada Ku Qul Qul

๐Ÿ‘ค Farhiya Fiska โ€ข ๐ŸŽผ Wadada Ku Qul Qul โ€ข โฑ๏ธ 3:18
๐ŸŽต 1212 characters
โฑ๏ธ 3:18 duration
๐Ÿ†” ID: 12228126

๐Ÿ“œ Lyrics

Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan

Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan
Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan

Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan
Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul

Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul

Yara qabowso, qofaan ku rabin la iskuma qorqoree
Qandhada Jaceyl hore kuugu qaaday ila qeybsan weyde

Markaad Qurxoontahay Qoortaadu dheertahay Qalanjey ku dhahayaan
Qoys markaad u noqoto Qiima u yeeshey qaloocanayaan.

Hit The road waryaahee Wadada ku qul qul

Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan
Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan
Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul

โฑ๏ธ Synced Lyrics

[00:30.99] Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan
[00:37.02] Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan
[00:41.58] Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan
[00:46.13] Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan
[00:50.68] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[00:56.61]
[00:58.65] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[01:03.65]
[01:28.43] Yara qabowso, qofaan ku rabin la iskuma qorqoree
[01:33.17] Qandhada Jaceyl hore kuugu qaaday ila qeybsan weyde
[01:37.67] Yara qabowso, qofaan ku rabin la iskuma qorqoree
[01:42.15] Qandhada Jaceyl hore kuugu qaaday ila qeybsan weyde
[01:48.36] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[01:53.02]
[01:56.16] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[02:01.03]
[02:24.85] Markaad Qurxoontahay Qoortaadu dheertahay Qalanjey ku dhahayaan
[02:29.26] Qoys markaad u noqoto Qiima u yeeshey qaloocanayaan.
[02:33.72] Markaad Qurxoontahay Qoortaadu dheertahay Qalanjey ku dhahayaan
[02:39.19] Qoys markaad u noqoto Qiima u yeeshey qaloocanayaan.
[02:43.73] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[02:50.95] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[02:56.58]
[02:59.24] Hit The road waryaahee Wadada ku qul qul
[03:05.18] Qosolka beentiyo, Qalbi jileecey nagu qaldaayaan
[03:06.03] Markaad qadarisoo Qiimo u yeeshay Qab weyni yeeshaan
[03:06.92] Ha igu qaraarine iga quuso iima qalantide wadada ku qul qul
[03:14.24]

โญ Rate These Lyrics

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Average: 0.0/5 โ€ข 0 ratings