Home ๐ŸŽฌ Bollywood ๐ŸŽต Pakistani ๐ŸŽค English Pop

Dhag Dhag

๐Ÿ‘ค Farxiya Fiska โ€ข ๐ŸŽผ Farxiya Fiska โ€ข โฑ๏ธ 5:12
๐ŸŽต 512 characters
โฑ๏ธ 5:12 duration
๐Ÿ†” ID: 12678857

๐Ÿ“œ Lyrics

Waa dhamac Jaceyl
Nafta dhaawacoo
An i dhaawacoo
Dhalan rogay jirkee

Dhuuxiyo Qalbiga
I dhexqaadayoo
Wadnahey Dhag lee
Dhag Dhag Dhag
Wadnahey Dhag lee

Dhaayaheygiyow
Aduun waa dhacdinee
Intaa aan la dhiman
Aanan kala dhiman
Dhana hayga tagin
Oo hayga Tagin

Waa dhibic Jaceyl
Igu soo dhacdoo
Aney igu Dhacdoo
A i dhalaalisee

Sidaan kuugu dhagay
Adna ii Dhaqoo
A iigu haay dhabtoo
Dhab dhab dhab
A iigu haay dhab dheh

Dhaayaheygiyow
Aduun waa dhacdinee
Intaa aan la dhiman
Aanan kala dhiman
Dhana hayga tagin

โฑ๏ธ Synced Lyrics

[00:02.44] Waa dhamac Jaceyl
[00:36.12] Nafta dhaawacoo
[00:38.57] An i dhaawacoo
[00:40.91] Dhalan rogay jirkee
[01:00.32] Dhuuxiyo Qalbiga
[01:02.24] I dhexqaadayoo
[01:04.34] Wadnahey Dhag lee
[01:06.31] Dhag Dhag Dhag
[01:08.75] Wadnahey Dhag lee
[01:15.08] Dhaayaheygiyow
[01:31.33] Aduun waa dhacdinee
[01:43.06] Intaa aan la dhiman
[01:44.65] Aanan kala dhiman
[01:51.29] Dhana hayga tagin
[01:53.42] Oo hayga Tagin
[02:53.56] Waa dhibic Jaceyl
[02:54.87] Igu soo dhacdoo
[02:56.95] Aney igu Dhacdoo
[02:59.36] A i dhalaalisee
[03:18.90] Sidaan kuugu dhagay
[03:20.77] Adna ii Dhaqoo
[03:22.83] A iigu haay dhabtoo
[03:25.10] Dhab dhab dhab
[03:27.47] A iigu haay dhab dheh
[03:49.15] Dhaayaheygiyow
[03:50.42] Aduun waa dhacdinee
[04:01.00] Intaa aan la dhiman
[04:03.25] Aanan kala dhiman
[04:09.91] Dhana hayga tagin
[04:09.97]

โญ Rate These Lyrics

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Average: 0.0/5 โ€ข 0 ratings