Home ๐ŸŽฌ Bollywood ๐ŸŽต Pakistani ๐ŸŽค English Pop

Last Song

๐Ÿ‘ค Lil Baliil โ€ข ๐ŸŽผ Real Warya โ€ข โฑ๏ธ 2:48
๐ŸŽต 1975 characters
โฑ๏ธ 2:48 duration
๐Ÿ†” ID: 12893718

๐Ÿ“œ Lyrics

Heey
Mhhhh

I'm soorry kuma celin kuma soo fiirin
Garabkeyga markad rabtay kuuma hiilin
Kuuma jixijixin fursad kuma siinin
Waxaa kuu sameyay only what you asked for
Waana la socdaa this is what u prayed for
Qalad walbo oo aad gasho dushan saaran jiree
Jaceylkaaga dunida u soo bandigi jirey
Talo walboo aad i siiso dabo ordi jirey
Nolosheedii hore adi dartaa baa u nacay
Lakiin manta xirikeni adi aa jaray
Ana kaama ronanin waa dhamystirey
I'm sorry to say like lakiin dis is last good bye

Maya I don't want see your face
Don't never come to my grave
Kala qari labadeena face
This is my last song for you (for you)
Maya I don't want see your face (your face)
Don't never come to my grave (come to my grave)
Kala qari labadeena face (labadeena face)
This is my last song for you (my last song for you)

Qoraxdaa hoos fadhiyay (hoos fadhiyay)
Lacagnaa waa radinaaye (raadinaaye)
Sharaftaan ilaalinaaye (ilaalinaaye)
Kalsooni daro kuguma ridin (kuguma ridin)
Qoraxdaa hoos fadhiyay (hoos fadhiyay)
Lacagnaa waa radinaaye (heeey)
Sharaftaan ilaalinaaye (heeey)
Somalinimaan u ordaaye (heey)
Labadii aan dhalay dartood baan u aamusaa
Dhib walboo la ii geestoo
Dhawaceey waa qarsanaa
Waqtigu iima hiilin
Wali ma niyad jabin
Waqtigu iima hiilin (wa waqtigu iima hiilin)
Wali ma niyad jabin (wali ma niyad jabin)
Labadii aan dhalay dartood baan u aamusaa
Dhib walboo la ii geestoo
Dhawaceey waa qarsanaa
Waqtigu iima hiilin
Wali ma niyad jabin
Waqtigu iima hiilin (wa waqtigu iima hiilin)
Wali ma niyad jabin (wali ma niyad jabin)

Maya I don't want see your face
Don't never come to my grave
Kala qari labadeena face
This is my last song for you (for you)
Maya I don't want see your face (your face)
Don't never come to my grave (come to my grave)
Kala qari labadeena face (labadeena face)
This is my last song for you (my last song for you)

I don't wanna see your face
I don't wanna see your face
Don't never come to my grave
Kala qari labadeena face
This is my last song for you

โฑ๏ธ Synced Lyrics

[00:04.33] Heey
[00:06.18] Mhhhh
[00:11.35] I'm soorry kuma celin kuma soo fiirin
[00:14.54] Garabkeyga markad rabtay kuuma hiilin
[00:17.40] Kuuma jixijixin fursad kuma siinin
[00:20.49] Waxaa kuu sameyay only what you asked for
[00:23.32] Waana la socdaa this is what u prayed for
[00:26.28] Qalad walbo oo aad gasho dushan saaran jiree
[00:29.25] Jaceylkaaga dunida u soo bandigi jirey
[00:32.13] Talo walboo aad i siiso dabo ordi jirey
[00:35.22] Nolosheedii hore adi dartaa baa u nacay
[00:38.32] Lakiin manta xirikeni adi aa jaray
[00:41.19] Ana kaama ronanin waa dhamystirey
[00:44.27] I'm sorry to say like lakiin dis is last good bye
[00:47.25] Maya I don't want see your face
[00:50.04] Don't never come to my grave
[00:52.91] Kala qari labadeena face
[00:55.85] This is my last song for you (for you)
[00:58.90] Maya I don't want see your face (your face)
[01:01.88] Don't never come to my grave (come to my grave)
[01:04.86] Kala qari labadeena face (labadeena face)
[01:07.78] This is my last song for you (my last song for you)
[01:11.14] Qoraxdaa hoos fadhiyay (hoos fadhiyay)
[01:13.58] Lacagnaa waa radinaaye (raadinaaye)
[01:16.62] Sharaftaan ilaalinaaye (ilaalinaaye)
[01:19.45] Kalsooni daro kuguma ridin (kuguma ridin)
[01:22.56] Qoraxdaa hoos fadhiyay (hoos fadhiyay)
[01:25.41] Lacagnaa waa radinaaye (heeey)
[01:28.45] Sharaftaan ilaalinaaye (heeey)
[01:31.55] Somalinimaan u ordaaye (heey)
[01:34.33] Labadii aan dhalay dartood baan u aamusaa
[01:37.58] Dhib walboo la ii geestoo
[01:39.34] Dhawaceey waa qarsanaa
[01:40.69] Waqtigu iima hiilin
[01:42.12] Wali ma niyad jabin
[01:43.44] Waqtigu iima hiilin (wa waqtigu iima hiilin)
[01:44.98] Wali ma niyad jabin (wali ma niyad jabin)
[01:46.55] Labadii aan dhalay dartood baan u aamusaa
[01:49.43] Dhib walboo la ii geestoo
[01:51.03] Dhawaceey waa qarsanaa
[01:52.48] Waqtigu iima hiilin
[01:53.85] Wali ma niyad jabin
[01:55.35] Waqtigu iima hiilin (wa waqtigu iima hiilin)
[01:56.87] Wali ma niyad jabin (wali ma niyad jabin)
[01:59.82] Maya I don't want see your face
[02:02.51] Don't never come to my grave
[02:05.51] Kala qari labadeena face
[02:08.34] This is my last song for you (for you)
[02:11.56] Maya I don't want see your face (your face)
[02:14.42] Don't never come to my grave (come to my grave)
[02:17.32] Kala qari labadeena face (labadeena face)
[02:20.33] This is my last song for you (my last song for you)
[02:23.31] I don't wanna see your face
[02:29.07] I don't wanna see your face
[02:35.02] Don't never come to my grave
[02:38.23] Kala qari labadeena face
[02:43.13] This is my last song for you
[02:46.04]

โญ Rate These Lyrics

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Average: 0.0/5 โ€ข 0 ratings