Home ๐ŸŽฌ Bollywood ๐ŸŽต Pakistani ๐ŸŽค English Pop

ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

๐Ÿ‘ค Liibaan Jama โ€ข ๐ŸŽผ Liibaan Jama โ€ข โฑ๏ธ 4:20
๐ŸŽต 1316 characters
โฑ๏ธ 4:20 duration
๐Ÿ†” ID: 19826575

๐Ÿ“œ Lyrics

Dhaxaan gaadhkiyo xanuunka
Jacaylkiyo kali ahaanta
Is kaashanaynayoo samraynay
Kalsoonina hiil bidaynay
Dhaxaan gaadhkiyo xanuunka
Jacaylkiyo kali ahaanta
Is kaashanaynayoo samraynay
Kalsoonina hiil bidaynay

Kadeedkii wuu dhamadaay
Kolkeeniba la gaadhay
Koolkii farxada bilaabmay
Nuurba mugdigii kaxeeyay
Kadeedkii wuu dhamadaay
Kolkeeniba la gaadhay
Koolkii farxada bilaabmay
Nuurba mugdigii kaxeeyay

Riyadii waay kaamilowday
Kalaamkii wuu dhaboobay
Kaliyo laab farax aduunka
Aday dadku kuu kaceene
Kun jeer qosol maalintaada
Riyadii waay kaamilowday
Kalaamkii wuu dhaboobay
Kaliyo laab farax aduunka
Aday dadku kuu kaceene
Kun jeer qosol maalintaada

Dhaaya kulaankaga doona
Nafbaa kaftaankaaga u xiista
Kashkiyo maankad ku taalay
Ayaa qira kaalintaada
Dhaaya kulaankaga doona
Nafbaa kaftaankaaga u xiista
Kashkiyo maankad ku taalay
Ayaa qira kaalintaada

Inaad tahay kaaha nuura
Kunbaan ifka laygu kaabayn
Kasaay garashadu hagayso
Dhismaha sow kuguma dooran
Inaad tahay kaaha nuura
Kunbaan ifka laygu kaabayn
Kasaay garashadu hagayso
Dhismaha sow kuguma dooran

Riyadii waay kaamilowday
Kalaamkii wuu dhaboobay
Kaliyo laab farax aduunka
Aday dadku kuu kaceene
Kun jeer qosol maalintaada
Riyadii waay kaamilowday
Kalaamkii wuu dhaboobay
Kaliyo laab farax aduunka
Aday dadku kuu kaceene
Kun jeer qosol maalintaada

โฑ๏ธ Synced Lyrics

[00:25.95] Dhaxaan gaadhkiyo xanuunka
[00:28.85] Jacaylkiyo kali ahaanta
[00:31.54] Is kaashanaynayoo samraynay
[00:33.94] Kalsoonina hiil bidaynay
[00:41.95] Dhaxaan gaadhkiyo xanuunka
[00:44.69] Jacaylkiyo kali ahaanta
[00:46.74] Is kaashanaynayoo samraynay
[00:49.42] Kalsoonina hiil bidaynay
[00:57.47] Kadeedkii wuu dhamadaay
[01:00.32] Kolkeeniba la gaadhay
[01:02.72] Koolkii farxada bilaabmay
[01:05.14] Nuurba mugdigii kaxeeyay
[01:13.46] Kadeedkii wuu dhamadaay
[01:15.87] Kolkeeniba la gaadhay
[01:18.59] Koolkii farxada bilaabmay
[01:20.98] Nuurba mugdigii kaxeeyay
[01:28.92] Riyadii waay kaamilowday
[01:32.12] Kalaamkii wuu dhaboobay
[01:34.58] Kaliyo laab farax aduunka
[01:37.18] Aday dadku kuu kaceene
[01:40.11] Kun jeer qosol maalintaada
[01:48.60] Riyadii waay kaamilowday
[01:51.56] Kalaamkii wuu dhaboobay
[01:53.93] Kaliyo laab farax aduunka
[01:56.66] Aday dadku kuu kaceene
[01:59.53] Kun jeer qosol maalintaada
[02:23.55] Dhaaya kulaankaga doona
[02:26.55] Nafbaa kaftaankaaga u xiista
[02:29.18] Kashkiyo maankad ku taalay
[02:31.57] Ayaa qira kaalintaada
[02:39.37] Dhaaya kulaankaga doona
[02:41.97] Nafbaa kaftaankaaga u xiista
[02:44.36] Kashkiyo maankad ku taalay
[02:46.72] Ayaa qira kaalintaada
[02:55.01] Inaad tahay kaaha nuura
[02:57.45] Kunbaan ifka laygu kaabayn
[02:59.84] Kasaay garashadu hagayso
[03:02.59] Dhismaha sow kuguma dooran
[03:10.55] Inaad tahay kaaha nuura
[03:13.20] Kunbaan ifka laygu kaabayn
[03:15.53] Kasaay garashadu hagayso
[03:18.28] Dhismaha sow kuguma dooran
[03:26.24] Riyadii waay kaamilowday
[03:29.49] Kalaamkii wuu dhaboobay
[03:32.15] Kaliyo laab farax aduunka
[03:34.53] Aday dadku kuu kaceene
[03:37.57] Kun jeer qosol maalintaada
[03:46.38] Riyadii waay kaamilowday
[03:49.06] Kalaamkii wuu dhaboobay
[03:51.66] Kaliyo laab farax aduunka
[03:54.06] Aday dadku kuu kaceene
[03:56.76] Kun jeer qosol maalintaada
[04:03.66]

โญ Rate These Lyrics

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Average: 0.0/5 โ€ข 0 ratings