Home ๐ŸŽฌ Bollywood ๐ŸŽต Pakistani ๐ŸŽค English Pop

Daadihi Jacaylka - 2020 Remaster

๐Ÿ‘ค Farxiya Fiska โ€ข ๐ŸŽผ Live. Life. Love. (2020 Remaster) โ€ข โฑ๏ธ 6:05
๐ŸŽต 566 characters
โฑ๏ธ 6:05 duration
๐Ÿ†” ID: 6792780

๐Ÿ“œ Lyrics

Dareenkeyga caashaqu
Hooy adigu ku doortee
Inanyahow daraada
Adaa ku cudhaan ahee

Indhaheygu deymada
Marna kaama daalan
Hoostaa ma dalaan
Wey kugu il doogsadaan

Adna ha igu dhiganinee
Howsha dabac nafteydoo
Daadihi daadihi
Daadihi jaceylka

Macaan ha igu dhiganinee
Howsha dabac nafteydoo
Daadihi daadihi
Daadihi jaceylka

Dadku wey ila yaabaan
Hooy anigoo dumar ahoo
Damaq iyo xanuun dartaa
Adi ku daydayaayee

Waxa ii dabiibaa
Dawo ii ahaan karaa
Doodaada hadalkee
Soo durug macaanoow

Oo ha igu dhiganinee
Howsha dabac nafteydoo
Daadihi daadihi
Daadihi jaceylka

โญ Rate These Lyrics

โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†โ˜†
Average: 0.0/5 โ€ข 0 ratings